HEMŞİRELİK SINAVI & NURSING TEST
Toplam Haber:
select
  • Haberler
  • 26 Kasım 2017 Pazar
  • 379 kez okundu.

DUYURU

 

07.12.2017 tarihinde saat 14.00’de Sağlık Bilimleri Yüksek Okulunda HEMŞİRELİK Sınavı yapılacaktır. 15 Eylül 2017’de yapılan Hemşirelik sınava girenler ile, ilk defa sınava katılmak isteyenler 06.12.2017 tarihine kadar Hastane Yöneticiliği Sekreterliğine başvuru yapacaklardır. Sınavda ilk 30’a girenler Hastanemizde işe alınacaktır.

 

 

 

 

OGEYSİİS

 

İsbitaalka Tababarada iyo Cimli Baarista ee Somali Turki (Ex-Digfeer) wuxuu ogeysiinaaya dhamaan ardayda ka qalin jebisay Jaamacadaha gaar ahaan Kuliyadda Kalkaalisanimada, in uu qaadan doono ilaa 30 shaqaale uuna qaban doono imtixaan taariikhdu markay tahay 07.12.2017  (02.00 duhurnimo). Ardaydii horay uga qeyb gashay imtixaankii hore 15.09.2017’dii waa ay ka qeyb geli karaan. Cidii daneyneysa iney ka qeyb gasho qabashada araajida waxay ku egtahay 06.12.2017.